Warning: Parameter 1 to wp_default_styles() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/somali/wp-includes/plugin.php on line 579

Warning: Parameter 1 to wp_default_scripts() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/somali/wp-includes/plugin.php on line 579
Majliska.org | Golaha Immaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika

Centers »

IMG_8386

The North American Council of Somali Imams (NACSI) was founded in early 2001 by the leading Muslim scholars of the Somali Community to meet the religious and social needs of the new Somali immigrants to North America. The Council … »

Conferences »

IMG_8777

The North American Council of Somali Imams. The Council have grown since its inception six years ago, and now have more than 21 mosques and Islamic centers in more than ten states in the U.S. Over the years, as … »


Baaq xabad Joojin oo ku aadan Colaada Mudug ka socota

Golaha Imaamyada S

Baaq Xabad Joojin Illaahay ayaa mahad dhamaanteed u sugnaatay, Nabadgalyo iyo Naxariisna Nabagiisa (scw) korkiisa ha ahaato. 1- Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika, wuxuu ugu baaqayaa dhamaan dhinacyada ay u dhaxayso colaada iyo fitnada Gobolka Mudug ka aloosan … »

Shirkii 14-aad ee Golaha Imaamyada oo si habsami leh kosoo afjarmay qodobo muhiim ahna kasoo baxeen

201582663576199218306671511951936_10207511679612889_7462519317263424254_n

Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika ee Soomaaliyeed ayaa shirkoodii sanadlaha ahaa ku qabtay sanadkan Xarunta wayn ee Abuubakar ee Minneapolis, shirkaas oo ahaa, kii 14-aad. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay ku dhowaad boqol xubnood oo isugu jira, imaamyada iyo … »

Shirkii 14-aad ee golaha imaamyada uga socday Minneapolis oo soo gabagaboobay

MG_2146

Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika ee Soomaaliyeed ayaa shirkoodii sanadlaha ahaa ku qabsay Xarunta Abuubakar ee Minneapolis, shirkaas oo ahaa kii 14-aad. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay in ka baday 50 xubnood oo ah Golaha Shuurada ee matasha 27–ka … »

Golaha Imaamyada oo Soomaalida iyo Muslimiinta ogaysiinaya ugu hambalyeynaya Ciid Al-fitriga

Eid-Mubarak-2015

بسم الله الرحمن الرحيم Illaahay ayaa mahad iska leh Nabadgalyo iyo Naxariis Nabigiisa Maxamed korkiisa ha ahaato. Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika wuxuu hambalyada ciida Al-Fitriga u dirayaa Muslimiinta guud ahaan gaar ahaan Muslimiinta Waqooyiga Ameerika iyo Soomaalidaba. … »

Archive: News »

History »

The North American Council of Somali Imams (NACSI) was founded in early 2001 by the leading  Muslim scholars of the Somali Community to meet the religious and social needs of the new Somali immigrants to North America. The Council … »

Mission »

The North American Council of Somali Imams (NACSI) is an-umbrella  non-profit organization that is  dedicated to bring together all the Somali Community in North America  so they help one another, and depend on each other for the common good … »

Objectives »

non-profit organization that is  dedicated to bring together all the Somali Community in North America  so they help one another, and depend on each other for the common good of the community and the American society at large. NACSI … »