Warning: Parameter 1 to wp_default_styles() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/somali/wp-includes/plugin.php on line 579

Warning: Parameter 1 to wp_default_scripts() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/somali/wp-includes/plugin.php on line 579
News | Majliska.org

Archive: News

Baaq xabad Joojin oo ku aadan Colaada Mudug ka socota

Golaha Imaamyada S

Baaq Xabad Joojin Illaahay ayaa mahad dhamaanteed u sugnaatay, Nabadgalyo iyo Naxariisna Nabagiisa (scw) korkiisa ha ahaato. 1- Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika, wuxuu ugu baaqayaa dhamaan dhinacyada ay u dhaxayso colaada iyo fitnada Gobolka Mudug ka aloosan … »

Kulan diimeedkii ka socday Nashville oo soo gabagaboobay

11270267_1616244215255185_6504131196072976225_o

Mu’tamarkii Islaamiga ahaa ee 15-aad ee uu soo qaban qaabiyey Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika ayaa kusoo gaba gaboobay si wanaagsan. Mu’tamarka ayaa magaciisa sanadkaan loo doortay “Islaamku waa manhajka Nolosha” cinwaankaas oo koobaya dhammaan jihooyinka nolosha. Waxaa laga soo … »

Sh. Abdul Fadli iyo Sh. Dayib oo booqday Masjid Al-faarooq

11227424_709853465827127_7917010780044467111_o

Gudoomiyaha Golaha Tanfiidka ee Golaha Imaamyada , Sh Abdullahi Abul-Fadli oo uu lasocdo Sh Dayib ayaa maanta waxay safar dacwo noogu yimaadeen Masaajidka Alfaaruuq ee magaalada Nashville, Sh Abul-Fadli ayaa wuxuu noojeediyay Muxaadaro, sidoo kale wuxuu lakulmay Maamulka Masjidka … »

Socdaalkii Gobalka Kentucky,Magaalada Louisville.

11212595_709099899235817_3993590853084252154_o

Illahay Fadligiis Waxaan soo gaaray Galabtii khamiista ahayd ee taariikhdu ku beegnayd May 07,15 magaalada Louisville Ee gobalka Kentucky. Magaaladan ayaa waxaa Ku yaalo Masaajid lagu magacaabo Masjidu Al-Bilal oo Kamid ah Maraakista ka tirsan Golaha Imaamyada ee Waqooyiga Ameerica. … »

Ogaysiis Kuwajahan Gobolka Tennessee iyo Nawaaxigiisa

c logo

Waxaa lagu wargalinayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed ku nool Gobolka Tennessee ee Dalka Maraykanka iyo inta kale ee awooda inay soogaaraan, inuu dhici doono Mu’tarkii 15-aad ee ay soo agaasimeen Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika iyo Al-Farooq Islamic Center.  Mu’tamarka Sanadkan ayaa … »

Warbixin Arintii Maxkammada Sh. Maxamed Idris

sh_idris

Dhammaan Walaalaha Ilaahay Dartiis aan u Jeclahay Iyana ii jecel, Meel Kastoo ay Joogaan. Mahad oo dhan Allaah ayaa iska leh, Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Walaalayaal sida aad horayba ula socoteen bishii Oct 16, 2012, ayey … »

Golaha Immaamyada Waqooyiga Ameerika oo Hambalyada Ciidul Adxa u diraya Ummada Soomaaliyeed

eid-adha

بسم الله الرحمن الرحيم        .الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على المبعوث رحمة للعالمين نبينا محمد وعلى آله وصحبه والتابعين ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين Dhamaan muslimiinta meel ay joogaanba waxaan u diraynaa tahniyada ciidul … »

Warbixin Xarumaha Majlisku kuleeyahay gobolka Maine

photo 3

Waxaa maalmahan hawlo dacwadeed ku marayey, gobalka Main gaar ahaan magaalooyinka kala ah Portland iyo Lewiston, culumo ay kamid yihiin Fadilatu Sheikh Maxamed Idiris iyo Sheikh Abdalla Abul-Fadli oo ka socday Golaha Iimaamyada ee W/Maraykanka. Gobalka Main oo ay … »

Maraykanka: Sheikh Maxamed khadar oo lagu xakumay 13 sano

khadar

Sheikh Maxamed khadar iyo walaalihii laxirnaa oo maxkamad ku taal gobolka California ee dalka Maraykanka ay xukuntay… اللهم أجرنا فى مصيبتنا واخلفنا خيرامنها قدر الله ما شاء فعل , إنا لله و إنا إليه راجعون Walaalayaal sidaad la socoteenba,waxaa … »

Baaq iyo Tacsi: Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Woqooyiga Ameerika oo Baaq iyo tacsiyeyn kasoo saaray Dilkii Sheekh Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan

dr_ahmed

Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Amerika waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu kageeriyoodey Sheekh,DR.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan,oo gacan ka xaqdarani ay ku dishey magaalada Boosaaso . Hoos ka akhri bayaanka; GOLAHA IMAAMYADA SOOMAALIYEED EE WAQOOYIGA AMERICA الحمد … »