Warning: Parameter 1 to wp_default_styles() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/somali/wp-includes/plugin.php on line 579

Warning: Parameter 1 to wp_default_scripts() expected to be a reference, value given in /homepages/45/d435844064/htdocs/somali/wp-includes/plugin.php on line 579
Shirkii 14-aad ee golaha imaamyada uga socday Minneapolis oo soo gabagaboobay | Majliska.org

Shirkii 14-aad ee golaha imaamyada uga socday Minneapolis oo soo gabagaboobay

Print

Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika ee Soomaaliyeed ayaa shirkoodii sanadlaha ahaa ku qabsay Xarunta Abuubakar ee Minneapolis, shirkaas oo ahaa kii 14-aad. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay in ka baday 50 xubnood oo ah Golaha Shuurada ee matasha 27–ka Markis/Masaajid ee Majlisku ka koobanyahay.

Shirka ayaa looga hadlay arimo muhiim ah oo marka la isu aruuriyo noqon karta, sidii loo hormarin lahaa dacwada kasocota North Amerika, isla markaasna loo ilaalin lahaa qiyamka ay leedahay ummada Soomaaliyeed.

Shirka ayaa laga soo saaray Bayaan, warbixinta oo faah faahsan lasoco.

 

MG_2131 MG_2139 MG_2146 MG_2154 MG_2156 MG_2160 MG_2164 MG_2176 (1)