Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /homepages/45/d435844064/htdocs/somali/wp-includes/post-template.php on line 265

Wargalin: Dhamaan Maraakista Majliska waxaa Lagu wargalinayaa Shirkii Sanadlaha ahaa

Print

Maamulka Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika wuxuu ku wargalinayaa dhamaan Imaamyada iyo Maamulada Maraakista/Masaajida inay isu diyaariyaan kana soo qayb galaan  shirkii sanad laha ahaa, Sanadkan  wuxuu ka dhacayaa Magaalada Columbus ee gobalka Ohio, August, 15-17, 2014. Sadandkan shirka waxaa marti galiyey Masaajidka Ibnu Taymiyah oo ka mid ah Maraakista ugu waawayn Golaha Imaamyada.

Shirku wuxuu bilaabanayaa maalinta jimcaha ee 8:30am, wuxuu socon doonaa ilaa Axada, dhamaan maraakista waxaa laga codsanayaa inay shirka waqtigiisa ku yimaadaan. Sidii caadada ahayd Markas kasta waxaa shirka uga soo qayb galaya labo xubnood, sida imaamka ama Masuulka Masjidka/Markiska.  Fadlan macluumaad intaa dheer lasoo xiriir Xafiiska Golaha Imaamyada.